Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
  Audio     News  
Waraysiyo
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay
soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Garaad c/laahi Maxamed guuleed oo waraysi dhinacyo badan taabanaya bixiyay    15 Feb 2010
Waraysi Garaad C/lahi M.Guled    01 Jun 2009
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links
Afnugaal
Aflax
Agabso.com
Allpuntland.com
AllSomali.com
Allwadani
Altaqwaa.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Boocame.com
calanka.com
Dayniile
Dhahar.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Jamhuuriya
Laasqoray.net
Midnimo.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Onkod.net
Puntlandonline
Puntlandpost.com
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Sanaagpost.com
Somali Press Review
Somalia Online
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Sscayn.com
Ufurow.com
Waayaha.net
WardheerNews
Widhwidh.com
Xargaga.com
 
Qaar kamida isimada SSC oo kormeer taageera ah kutagay jiidaha hore ee ciidanka SSC

Waxaa socdaalkan Isimadu uu ahaa u guur galid xaaladda Ciidamadda, niyad dhis iyo waliba kormeer guud, waxana Isimadani ay cagta soo wada mariyeen dhamaanba goobaha ay fadhiyaan Ciidamadda SSC ee Jiida hore Widhwidh.





Isimadda maanta booqday jiida hore waxaa ka mid ahaa Garad Jama Garad Cali, Garad Jama Garad Ismaaciil, Garad Cali Buraale, Ugaas Faarax dheere, Garad Ibraahim Baaruud.





Iyada oo ay safarka ku waheliyeen Hogaamiyaha SSC Saleebaan Ciise, Madax Maaliyadda Osman Xaaji Cali iyo Gudoomiyaha Khusuusiga iyo xubno ka mid ah Khusuusiga iyo waxgarad kale oo badan.





Taliyayaasha Ciidamadda SSC ee jiida hore ayaa Isimadda uga Xog waramay xaaladda ay ku sugan yihiin waxana ay dhaar ku mareen in ay dhiig u daadinayaa difaaca dhulkooda .





Isla markaasna duruufkasta oo ku timaadda aysan waxba u arag inta ay dhulka SSC ka xoraynayaa beelaha ku soo duulay iyagoo  soo bandhigay dhoolatus heer sarre ah.





Isimadda ayaa aad u amaanay Ciidamadda SSC ee ku jira sidii ay dhulkooda u difaacan lahaayeen isla markaasna u sheegay in ay garab taagan yihiin xoogan kana ilaalinayaan Dayac iyo niyad xumo, shaqaduna ay tahay mid u kala qaybsan oo Isimaduna ay Waajibkooda ka soo baxaan Xooga SSCna waajibkooda way gudan doonaan.




 








Awrboogays.com