Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
  Audio     News  
Waraysiyo
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay
soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Garaad c/laahi Maxamed guuleed oo waraysi dhinacyo badan taabanaya bixiyay    15 Feb 2010
Waraysi Garaad C/lahi M.Guled    01 Jun 2009
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links
Afnugaal
Aflax
Agabso.com
Allpuntland.com
AllSomali.com
Allwadani
Altaqwaa.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Boocame.com
calanka.com
Dayniile
Dhahar.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Jamhuuriya
Laasqoray.net
Midnimo.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Onkod.net
Puntlandonline
Puntlandpost.com
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Sanaagpost.com
Somali Press Review
Somalia Online
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Sscayn.com
Ufurow.com
Waayaha.net
WardheerNews
Widhwidh.com
Xargaga.com
 
MADAXWEYNAHA DALKA SOOMAALIYA SHARIIF SHIIKH AXMED OO SOO GAADEY UK










Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jengeli oo ka mid ah Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya booqashada ku jooga Magaalada London ayaa ka warbixiyay kulamadii Madaxweyne Shariif la qaatay Madaxda Britain.

Mr Jengeli ayaa sheegay in Madaxweyne Shariif ay is arkeen Ra'iisul Wasaaraha Ingiriiska Gordon Brown, isagoo sheegay in ay ka wada hadleen xaalada guud ee dalka Soomaaliya.

"Kulanka waxaa uu ahaa mid jawi wanaagsan ku bilowday, labada Mas'uul waxay diirada saareen Xaalada labada dhinac iyo sidii Ingiriisku taageero u siin lahaa Dowladda KMG"ayuu yiri Mr Jengeli oo intaa raaciyay.

Wasiirka Arrimaha Dibada ayaa tilmaamay in Ra'iisul Wasaaraha Ingiriiska Mr Brown iyo Madaxweyne Shariif ay si gaar ah uga hadleen argagixisada iyo arrinta Burcad badeedka, waxaana uu cadeeyay in dhamaan arrimahaas la iska weydaarsaday aragtiyo kala duwan.

Mar Wasiirka uu ka hadlay arrimaha Ammaanka ayuu sheegay Madaxweynaha in ay tahay mid laga doonayo dhalinteeda Beesha Caalamka in ay gacan ka geysato isla markaasina ay kala qeyb qaataan sidii Soomaaliya ay u heli laheyd ciidan qalabeysan oo agabkooda oo dhan u dhameystiran yahay isla markaasina dagaal geli kara dhaqaalena lagu taageero.

Ugu dambeyntii waxaa uu Wasiirku sheegay in wada hadalka labadaasi mas’uul uu si wanaagsan ku soo gaba gaboobay isla markaasina natiijo wanaagsan ay kala gaareen isaga oo rajeeyay in waxyaabaha ay ka wada hadleen laga mira dhalin doono.

Madaxweyne Shariif ayaa lagu wadaa 3-da maalmood ee uu ku joogi doono wadanka Britain in uu la kulmo jaaliyadaha Soomaaliyeed iyo sidoo kale madax kala duwan oo ka tirsan Dowladda Britain.