Garaad C/laahi Maxamed Guuleed oo aanu khadka Telephone-ka kula xidhiidhnay isagoo ku sugan degmada Xudun Ee gobolka Sool..
Garaad C/laahi maxamed Guuleed ayaanu wax ka weydiiney inay jiraan Is qabsi ka dhashay Qaybsiga Golaha khusuusiga Beesha Maxamuud garaad.

Sidoo kale garaadka ayaa tilmaamay inay ku guda jiraan sidii ay u dhamayn lahaayeen shaqaaqo gacan ka hadal ah oo dhowaan ka dhalatay Magaalada Garoowe taas oo uu ku dhintay Marxuum Abdirahman Mohamed Adan (Gegi-roor).
Garaadka marka uu ,mashaqadan xaliyo ilaahay hawfududeeyee uu uga sii gudbidoono xudun xagaa iyo awrboogays oo uu garaadku ku soo gabagabeen doono mashaqo taa lamida oo uu hore u xaliyay soo gunaanadkeedii ,kadibna isaga oo socdaalkiisii waxqabadka beeshiisa ee xaga dhaqanka eeloo igmaday kuguda jira uga sii gudbi doono awrboogays xagaa iyo degmada ceerigaabo oo sida aynu wada ognahay beesha uu garaadku uyahay Garaad c/laahi ay wax ka degto gobolka sanaag iyo gobolka soolba.
Halkan ka dhegayso
Awrboogays.com