Anaga oo ku hadlayna magaca jaaliyada SSC Sweden, waxaanu si wadajir ah teegeero iyo Hanbalyaba ugu direynaa shirkii isimadda SSC ee kadhacay Holhol/Buurowadal.
Shirkaas oo ahaa talaabo hore loogu qaaday hadafka iyo himilada beesha. Waxaan iyana si aad ah u soo dhoweyneynaa go’aamaddii taariikhiga ahaa ka soo baxay shirka, kuwaas oo aha asaaskii iyo udubaddii soo nooleeynayey karaamaddii, sharafkii iyo taariikhdii ma’guuranka aheyd ee ay ku lahayeen umadda soomaaliyeed, taasoo ay weligood utaagnaayeen midnimadda iyo qaranimadda soomaaliyeed
Jaaliyadda SSC Sweden.
Stockholm.
Awrboogays.com