Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
  Audio     News  
Waraysiyo
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay
soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Garaad c/laahi Maxamed guuleed oo waraysi dhinacyo badan taabanaya bixiyay    15 Feb 2010
Waraysi Garaad C/lahi M.Guled    01 Jun 2009
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links
Afnugaal
Aflax
Agabso.com
Allpuntland.com
AllSomali.com
Allwadani
Altaqwaa.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Boocame.com
calanka.com
Dayniile
Dhahar.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Jamhuuriya
Laasqoray.net
Midnimo.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Onkod.net
Puntlandonline
Puntlandpost.com
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Sanaagpost.com
Somali Press Review
Somalia Online
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Sscayn.com
Ufurow.com
Waayaha.net
WardheerNews
Widhwidh.com
Xargaga.com
 
Fadiilatu sheekh Dr Axmed Xaaji C/raxmaanoo si heersare loogu soo dhaweeyay Boosaaso
 Shiikh Dr Axmed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.



Shiikh Dr Axmed Xaaji ayaa arimo caafimaad waxaa uu u aaday dalka Sacuudiga waxaan qaliin looga sameeyey qayb ka mid ah madaxda iyadoo qaliinkaas lagu guulaystay , Shiikha ayaa in mudo ah ku sugnaa.



Dadweyne aad u fara badan iyo masuuliyiin ka tirsan Jaamacada Bariga Afrika culimo,udiin ,Arday ayaa Shiikha Dr Axmed uga hortagay Garoonka diyaaradaha ee Bandar Qaasim.





Culimo,udiin ay ka mid yihiin Sh Axmed Daahir , Sh Yuusuf Cabdicasiis ayaa ka dhex muuqday dadweynaha iyagoo culimadaan ay ka qayb qaadanayeen soo dhaweynta Shiikh Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan.



Shiikh Dr Ax med Xaaji ayaa waxaa uu mar ahaa gudoomiyaha Jaamacada Bariga Afrika isagoo Shiikha uu ka mid yahay culimada ku sugan Boosaaso aadna uga wacyi galiya dadweynaha had bada wixii soo kordha , Shiikh Dr Ax med Xaaji ayaa dhinaca kale waxaa uu leeyahay muxaadaraad uu ugu magacdaray toosin ta Baraaruga Saxwada Soomaaliya.







Shiikh Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan ayaa waxaa maalmaha soo socda is xog waraysi dhexmara isaga iyo culumada kale ee ku sugnaa Boosaaso waxaa la filayaa in uu dib u bilaabi doon duruus diini ah iyo towjiihaadkii uu Shiikhu caan ku ahaa.



Isha sawirada SBC

Awrboogays.com