Garaad Saleebaan Garaad Max'ed ayaa khudbad si wayn ay ugu bogeen shacabkii kasoo qayb galay xafladii gebagebada shirkii isimada SSC ee Holhol/Buuro Wadal Ka Jeediyay-
Garaadku wuxuu si wayn ula dardaarmay shacabka SSC, wuxuuna sheegay in aanay jirin wax khilaafa oo isimada u dhexeeya isimaduna ay ku midaysanyihiin danta umada,dhamaan isimada intay ka tira la,egyhiin ay maanta gacmaha is wadaqabsadeen horayna iskuwada haysteen,waan maqalnaa dad meelahaa kalehleh isimada ama dhulbahantaa ishaya iyaga oo kaleh dangaara ,taasina waad aragtaanoo inaanay waxba ka jirin ,oo madasha shirka isim ka maqnaa oo dhulbahante inaanuu jirin.
Garaadka waxaad wajigiisa ka dheehanaysay sida uu ugu faraxsan yahay in maanta isimadii dhulbahante oon cidi ka maqnayn inay go,aamo danta shacabka ku jirta soo wada saareen.
Halkan ka dhegayso hadalkii garaadka guud
Awrboogays.com