Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
  Audio     News  
Waraysiyo
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay
soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Garaad c/laahi Maxamed guuleed oo waraysi dhinacyo badan taabanaya bixiyay    15 Feb 2010
Waraysi Garaad C/lahi M.Guled    01 Jun 2009
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links
Afnugaal
Aflax
Agabso.com
Allpuntland.com
AllSomali.com
Allwadani
Altaqwaa.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Boocame.com
calanka.com
Dayniile
Dhahar.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Jamhuuriya
Laasqoray.net
Midnimo.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Onkod.net
Puntlandonline
Puntlandpost.com
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Sanaagpost.com
Somali Press Review
Somalia Online
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Sscayn.com
Ufurow.com
Waayaha.net
WardheerNews
Widhwidh.com
Xargaga.com
 
Dagaal ooge Gen Galaal oo warbixinsiiyay VOA-da

Dagaal ooge Gen. Maxamed Nuur Galaal, oo mudooyinkii buburka wadanka lagu yaqaanay siyaasad qalafsan oo aan ka madhnayn qabyaalad qaawan ayaa hadana u muuqda inuu u xuubsiibtay suufi ,oo ay lagashay siyaasada xun ee maanta soomaaliya ka taagan ee ah huwo shaadh diineed, balse Generaalku wuxuu yiri "Mararka qaarkood laba kala mabda' ah waa suurtogal inay dagaal wada gali karaan oo iska caabin karaa wax ka daran sidii dhacday dagaalkii labaad ee aduunka oo ay umuuqato inuu ugu biiray suufiyada nacayb uu u qabo Al-shabaab oo uu isagu u yaqaano Al-shabaab inay yihiin dad gaara oo aanay iyagu isku meel ka soo wadajeedin.



General Galaal, mar uu ka hadlayay xiriirka Ahlu-Sunnah Wal-Jamaacah iyo dowladda KMG, wuxuu sheegay inay labaduba leeyihiin cadow isku mid ah oo ay u eg yihiin kuwo isbahaysi qoto dheer uu ka dhaxeeyo.


Halkan ka dhegayso warbixintii uu siiyay VOA-da


Awrboogays.com