Waxaan Marxuum Cabdullaahi Maxamuud Cabdulle (Dhagaqool) ilaahay uga baryaynaa inuu Janadii Firdowsa ka waraabiyo, dembigiisii dhaafo. Amiin , Aamiin.
1. Cumar Siciid Dabaq
2. Ibraahim Caarshe Cabaase
3. Siyaad Maxamuud Cali Geelle
4. Cabdullaahi Maxamed Cilmi Siraadle
5. Cabdirisaaq Axmed Cabdi Laangadhe
6. Cabdicasiis Cali Shube
7. Faysal Aadan Geelle
8. Cali Axmed Cabdi Laangadhe
9. Maxamed Cumar Siciid Dabaq
10. Axmed-Deeq Ismaaciil Maxamed Cabdidhiif
11. Faadumo Maxamed Mire
12. Caasha Muuse Ciise
13. Layla Faarax Maxamuud
14. Xaawo Cali Geelle
15. Qamar Cawil Cabdidhiif
16. Aamina Cali Dhawaaq
17. Caasha Jaamac Wadaad
18. Sahra Xaaji Maxamed Samatar
19. Canab Jaamac Muuse
20. Basra Axmed Ciise Giriig
21. Saynab Saleebaan Geelle
22. Khadra Axmed Cabdi Laangadhe
23. Aamina Maxamed Cawil Cabdidhiif
24. Saynab Yaasiin Maxamed
25. Rooda Maxamuud Maxamed Cabdidhiif
26. Deeqa Xuseen Dhahar
27. Khadra Cali Geelle
28. Sahra Geelle Maxamuud
29. Aamina Faarax Gaas.
Anaguna hadaanu nahay daadihiyayaasha awrboogays.com waxaanu tacsidaa mid lamida u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday c/laahi maxamuud cabdule(dhagaqool)inuu ilaahay samir iyo iimaan kasiiyo isagana janadii firdowsa kawaraabiyo aamiin.aamiin.
Awrboogays.com