Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
  Audio     News  
Waraysiyo
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay
soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Garaad c/laahi Maxamed guuleed oo waraysi dhinacyo badan taabanaya bixiyay    15 Feb 2010
Waraysi Garaad C/lahi M.Guled    01 Jun 2009
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links
Afnugaal
Aflax
Agabso.com
Allpuntland.com
AllSomali.com
Allwadani
Altaqwaa.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Boocame.com
calanka.com
Dayniile
Dhahar.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Jamhuuriya
Laasqoray.net
Midnimo.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Onkod.net
Puntlandonline
Puntlandpost.com
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Sanaagpost.com
Somali Press Review
Somalia Online
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Sscayn.com
Ufurow.com
Waayaha.net
WardheerNews
Widhwidh.com
Xargaga.com
 
SHIRKII JAAMACADA CARABTA OO KA SOCDAY BUURAWADAL OO KU DHAMAADAY SIDII CAADADA AHAYD

mudo dheer waxaan maqlayay shirka garaadada ssc ay isaga imanayeen gudo iyo dibad oo xitaa qabanqaabadiisa ay qayladu gaadhay cirka isku  shareertay , amaanka hala adkeeyo (HALA JILCIYO),xagee laga dhigaa god aalo ,sarmaanyo ,garoowe,amaba holhol ,


shirkaa oo markii danbe ka furmay holhol ayna hor istaageen jabhada snm iyo puntland oo la shaqaynasa ayaa aakhirkii laysugu yimi buurawadal(QASSA) .


waxaase intaa oo hawl ah iyo dadaal ayaa wax go`aan ahi ka soo bixin inta si rasmi ah loo ogyahay,


ma diidani in garaadadu shuraan laakiin waxaa ka muuqata awood la`aan aad u daran taa ayaa igu kaliftay inaan ku shabaho madaxdii jaamacada carabta iyo arinta falastiin oon ka badnaan jirin cambaaraynta aan cidi ka hoos qaadin


waxaan aad raali gelin ka siinayaa cidkasta oo ay deel qaaf ku  tahay , waa arrin aan cabiray.


 


alinoor444@hotmail.com