Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
  Audio     News  
Waraysiyo
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay
soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Garaad c/laahi Maxamed guuleed oo waraysi dhinacyo badan taabanaya bixiyay    15 Feb 2010
Waraysi Garaad C/lahi M.Guled    01 Jun 2009
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links
Afnugaal
Aflax
Agabso.com
Allpuntland.com
AllSomali.com
Allwadani
Altaqwaa.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Boocame.com
calanka.com
Dayniile
Dhahar.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Jamhuuriya
Laasqoray.net
Midnimo.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Onkod.net
Puntlandonline
Puntlandpost.com
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Sanaagpost.com
Somali Press Review
Somalia Online
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Sscayn.com
Ufurow.com
Waayaha.net
WardheerNews
Widhwidh.com
Xargaga.com
 
Baaq ay soosaareen Waxgaradka Beesha naaleeya axmed.

Qado sharaf uu manta (01/02/2010) Hotel New Waamo ee Magaaladda Garoowe ku sameeyeye Xildhibaan C/Raxmaan Cali Bulshaale oo ay kasoo Qaybgaleen Cuqaal, Odayaal, Saraakiil, iyo Aqoonyahano aad u tiro badan ayaa Beesha Naalaye Axmed Kasoo saartay Go’aamo Beesha Dan u ah.

Qado-sharaftan oo uu Xildhibaanku Ereyo Furitaana ka jeediyey, ayaa Dood dheer iyo Falanqayn kadib Beeshu ku qaadatay Go’aamadan:-

1. Midnimada Beesha Naalaye Axmed In Ay Tahay Muqadas Sabab Kasta Oo Jirta.
2. Kursigii Baarlamaanka Ee Beeshu Lahayd In Loo Aqoonsado Uuna Yahay Kursi Dhac Ku Maqan.

3. Gaadiidka Beesha Naalaye Axmed Kadib Markii Hawshiisu Mugdi Gashay Waxaa La Go’aamiyey In Gacanta Beesha Sida Ugu Dhakhsaha Badan Loogu Soo Celiyo.

4. In Cuqaasha Beesha Loo Bandhigo Intooda Aan Goobjooga Ahayn In Ay Beesha Ku Soo Celiyaan Kursigaas Baarlamaanka Ee Dhaca Ku Maqan, Isla Markaana Ay Ka Qaataan Doorkooda Kaga Aadan Hawshaas.

5. In Shirkani Horumar Iyo Midho Dhal Uu Yeesho Dibad Iyo Gudoba.
6. In Beesha Naalaye Axmed Isku Xidhnaato Gudo Iyo Dibadba.

Sidoo kale waxay Beeshu Isla Gelinkii Danbe ee Maanta iyo Fiidnimaddii Caawa Khadka Telefoonka ugu Bandhigtay Go’aamadda kor ku qoran Qurbajoogta Beesha Naalaye Axmed, Kuwaas oo Waxgaradka Go’aamadan gaadhay ku Bogaadiyey lana Qaatay, Islamarkaana Qodobadda Go’aamadda ku kordhiyey in Beeshu Samaysato Guddi Arimaheeda si Gaara loogu xilsaaro. Guddigaas oo Cuqaasha Beeshu Dhowaan ka magacaabi doonaa Waxgaradka Beesha Naalaye Axmed ee Gudaha iyo Dibadda ku Sugan.

FG. Wixii Faahfaahin Dheeraada ee looga Baahdo Shirkaas iyo Go’aamadiisa kala Xidhiidha Xildhibaan C/Raxmaan Cali Bulshaale. Tel: 00252907.


Halkan ka dhegayso baaqii shirka oo dhan.


xigasho xargaga.com


Awrboogays.com