Marka Xaqiiqda laga hadlo Qaraxyada Laascaanood waxa ka Danbeya Maamulka Sare ee Somaliland Khaasatan Xusbiga UDUB ee hada ka taliya S/land!!Jawaabtu Waxay Noqonaysa Maxaaad Cadeyn u haysa?
Yaa ka Danbeyey Dilkii Taliyihii Ciidanka Qaranka ee qaybta 12aad Marxuum Cismaan Yuusuf Nuur, Sida Runta, ah Dadka Aqoonta u leh Marxuunka Geeriyoodey wuxuu ahaa Nin Dhalasho ahaan ka Soo Jeeda Degmada Burco oo Aad iyo aadna loga Jecelyahay Gobalada Bariga Somaliland, kana Tirsan Xukumada hada ka jirta Somaliland Balse aad iyo aad, u ,daneya in Nin Reer Bari ah uu Kursiga Somaliland mar, uun ku fadhiisto, Dhanka kale Shacabka Reer Sool iyo kuwa Reer Sool ee Ciidankaa Somaliland ka tirsan ayaa, wuxuu la lahaa Xidhiidh gar ah iyo wada shaqayn gar ah oo Wanaagsan ,
1 Maxkamadda Gobalka Sool ee Magaalada laascaanood,ayaa Hada ka hor,la horkeenay 10 Eedaysaneyaal ah, oo ka mid 21 qof ee loo haystey inay ku lug lahaayeen Qarax lala beegsaday Taliyihii Ciidanka Qaranka ee qaybta 12-aad Marxuum Cismaan Yuusuf Nuur, kaas oo bilowgii Bishii 11-aad ee sanadkii hore lagu dilay Magaalada Laascaanood,.21 eedeysane ayaa wax Cadnah lagu Waayey, inkasta oo aay wali jirto Eedaysaneyaasha Qaarkood in lagu haysto Xabsiga laascaanood, Danbi la, aan iyo Cadeyn la'' aan Balse waxay aay u Xidhan yihiin Xusbiga UDUB oo dano gaar ah ka leh,
Shan nin oo eedeysaneyaal lagu magacaabey oo Xabsiga laascaanood ku jira, ayaa waxa ka taagan Xiisad aad iyo aad u weyn oo'u dhaxaysa dadka Reer Sool iyo Xukumada Ina Riyaale, Xukumada "Ina Riyaale" ayaa Dooneysa" iyado" oo aan Maxakamad la saariin Shantan Eedeysane in Toogasho lagu Xukumo Dadka Reer Soolna waa ka soo Horjeesteen Dhamaantod ..........
Siyaasada Xusbiga Udub ee Gobalka Sool Waa Maxay Mawqafkeeda Siyaasadeed?
2 Waxa dhawaan jirtey in Sadex Dal oo kala ah ETHIOPIA ,Jabuti iyo DKMG ee Somalia Sadexda Dal aay Aqoonsadeen Maamulka, Cusub ee Darwishland, ee Dhawaan lagu Soo Dhisey Dalka Kenya, Sida Darteed in Somaliland Qaraxyo Badan ka Rido Gobalka Sool Si Ethiopia loga dhaadhiciyo iyo Kenya Iyo Jabuuti in aay Sool jooogan Al Shabaab, Dabadeedna Aqoonsigi Darwishland Sida lagu Wiiqo Laascaanoodna laga dhigo Meel Muqdisho oo kale ah !!!
3 Mayqafka Riyaale iyo Taageerayashisu Waa in la kal fogeeyo Siyaasada Gobalka Sool iyo Gobalka Togdheer, labada Shacabna Xiisad Colaadeed laga kala Dhex Abuuro Si 'aan Kursiga Galbeed S/land loga Wareejin Ama Madaxa sare ee Kulmiye loga Takhaluso!!!
Alshabaab Laascaanood ma Joogto, Culima, Awdiinka Reer Soolna, In Maato iyo Caruur la Qarxiyo Way ka soo Horjeedan
Wali lama' arag Nin Reer Sool ah, oo Koonfurta Somalia isku Qarxinaya, Balse Rag kale oo Reer Somaliland ah, waa laga helaya Alshabaab iyo koonfurta Somalia oo waliba, ka dhex muuqda Alshabaab .......
Culimada Reer Sool waa kuwo Caynkee ah ??
Marka laga soo bilaabo 1991 Gobalka Sool waxa gacanta ku hayey Culimo Awdiin iyo Issimada Gobalka, uu dhashay oo ku hogaaminayey Kitaabka ilaahay soo dajiyey iyo Xeerka Dhaqanka ee Issimada Gobalada SSB, wayna ku filayeen Nabadgelyada Gobalada SSB
Inkasto xidhiidhkii lumay issimada iyo Culimada Awdiinka , intii Issimada, Qaarkood isu dhiibeen Xukumadi Cabdilaahi Yuusuf Iyo Puntland oo Ethiopia Dabada ka Riixaysey!!!
Culimada Reer Sool Waxay ka Shaqeyiin jireen Horumarka Bulshada Iyo Waxbarashada Jiilka Soo koraya, Sida Jamacada Nugaaal university,Schoolada Dhexe, Hoose,iyo Dugsi Quraanka Schoolada Dhexe, Hoose,iyo Dugsi Quraanka Horumarinta Reermiyiga iyo Deegaanka iyo Waliba Nabadeynta Qabayilka ku dhaqan Deegaanka Gobalada SSB,
Culimada Reer Sool waxay ka soo horjeedan In la Daadiyow Qof Muslim ah, Dhiigiisa ilaa Qisaas mooyaane,Waxay kale, oo kaso horjeedan Dagaalka Qabiilka iyo Xukunka Daaquudka ee ilahay Xariimay, Ugu danbeyntii Culimada Reer Sool Waa Sakhard ilaahay uu soo direy Reer Sool Cidii isku deyda in aay faragaliso Reer Sool Shanfarood bay u taagayan !!!
4 Suxuufi yaa dilay? Sida aay Xaqiijiyeen Dad Goob Joogayaal ah, oo ka gaabsadey in Magacyadooda la Shaaciyo Sababo Amaanka, la Xidhiidha awgood, Ayaa waxay shegeen in 5nin oo ku labisan dharka Ciidanka Qaranka Somaliland, ay Kharajiyeen Xili 'uu Marxuunku Salaadi Cishe ku Soo Tukadey masaajid ka dibna'uu Xaafadiisa kusii jeedey !!!
Wixii La gudboon Shacabka Reer Sool waxan u dhaafey Akhristayaasha Sharafta leh
Qore : Cali Maxamuud Warsame
Caliyare75@yahoo.com
|