Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
  Audio     News  
Waraysiyo
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay
soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Garaad c/laahi Maxamed guuleed oo waraysi dhinacyo badan taabanaya bixiyay    15 Feb 2010
Waraysi Garaad C/lahi M.Guled    01 Jun 2009
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links
Afnugaal
Aflax
Agabso.com
Allpuntland.com
AllSomali.com
Allwadani
Altaqwaa.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Boocame.com
calanka.com
Dayniile
Dhahar.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Jamhuuriya
Laasqoray.net
Midnimo.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Onkod.net
Puntlandonline
Puntlandpost.com
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Sanaagpost.com
Somali Press Review
Somalia Online
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Sscayn.com
Ufurow.com
Waayaha.net
WardheerNews
Widhwidh.com
Xargaga.com
 
Shirkii isimada SSC ayaa maalintii 2aad ka socda degmada Buuro Wadal

Isimada ayaa arrintan ku tilmaamay mid ay doonayaan in ilaa waqtiga ay ka gaadhayso ka gun gaadhida shirkooda aanay jirin wax hadala oo dibada uga baxaya.


Qaar kamid ah isimada oo aan saaka la kulanay iskuna daynay in aan wax ka waydiino halka wax u marayaan ayaa noo sheegay in ay isimadu is dhaarsadeen, iyagoo isku dhaariyay in cid warami karta ama dibada hadal gayn kartaa aynan jirin ilaa inta shirku dhamaanayo.


Arrintan ayaa ah mid ku cusub shirarka isimadu horey u lahaan jireen taasoo isimadu horey ugu sheegeen in shirkan uu yahay mid ka duwanaan doono kuwii horre talaaboyin midho dhalana laga soo saari doono.


Isimada ayaa dhamaantood iska xaadariya quraacda kadib hoolka shirku ka soca iyadoo dadka isimada la socda sida cuqaasha,odayaasha iyo sidoo kale saxaafada meel aad uga fog hoolka la geeyo taasoo isimadu si wayn uga taxadiraan in aan cidi usoo dhawaan.


Isimada ayaa hadal urruursan ku sheegay in gebagebada shirkan ay saxaafada u warami doonaan, balse inta ka horaysa aanay wax wara dhiibayn.


Shirkii saaka ayaa ah mid laba weji leh kadib markii 5 isimada kamid ah qol gooniya loo saaray kuwaasoo jeexayay ajandaha maanta isimadu ka wada hadlayaan qadar dabadiina isimadii ajandahaas loo diray waxay soo diyaariyeen ajandihii iyagoo guud isimadiina ay ku wada xaadireen hoolkoodii shirka.


Maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in lagu soo gebagabeeyo shirkan iyadoo shirkan ay kasoo bixi doono qodobo iyo go'aamo kama danbays ay ku tilmaameen isimadu.


 






Xigasho lasanod.com