Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
  Audio     News  
Waraysiyo
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay
soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Garaad c/laahi Maxamed guuleed oo waraysi dhinacyo badan taabanaya bixiyay    15 Feb 2010
Waraysi Garaad C/lahi M.Guled    01 Jun 2009
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links
Afnugaal
Aflax
Agabso.com
Allpuntland.com
AllSomali.com
Allwadani
Altaqwaa.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Boocame.com
calanka.com
Dayniile
Dhahar.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Jamhuuriya
Laasqoray.net
Midnimo.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Onkod.net
Puntlandonline
Puntlandpost.com
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Sanaagpost.com
Somali Press Review
Somalia Online
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Sscayn.com
Ufurow.com
Waayaha.net
WardheerNews
Widhwidh.com
Xargaga.com
 
FADLAN SOO DAAYA LAMAANAHAAS.

qalinkiisa iyo Codkiisa si cad ugu difaaca danaha
guud ee Somaaliyeed(si weyna loogu xasuusto Maqaaladii iyo

Qormooyinkii Gumeeysi diidka ahaa xiligii Ciidamada Itoobiya
ku sugnaayeen gudaha Dalkeena hooyo gaar ahaan Caasimadda
Muqdisho)sidoo kalle dadweynaha ku wacyi geliya ahamiyadda
Nabadgelyadda,Wadda jirka iyo hanashada haaan Dawladeed oo
Dalkeed difaaca dadkeedda daryeesha,qalainkiisa ugu adeega
Agoomaha,Naafadda,Bara-kacsanayaasha iyo Dadka sida gaarka
dhibaatooyinku u heeystraan-waana Masuuliyad Diineed,Qaran
iyo mid Akhlaaqeedba(Cidna Abaal Marin uga Sugeeyn).
 Rachel and Paul Chandler
   Hadaba anigoo ku hadlaaya Magaceeyga iyo codka inta ila
Wadaagta Damiirka Wadaniyadeed,dareenka dal jeceyl,dadnimo
wanaaga iyo qiiradda bani-aadaminimo waxaanu halkan codsi
gaar ah ugu soo gudbineeynaa Kooxada ama Dhalinyarada habka
Afduubka ugu heeysta Lamaanaha Paul and Rachel Chandler oo
ah Dad waayeel ah dalxiisayaal ah,wax dembi ah gelin dalka
iyo dadka Somaaliyeed isla markaana qabo Xanuuno kala duwan
waxanu si Mulsinimo leh,Somaali-nimo leh,Bani-aadaminimo leh
inaad u soo deeysaan,idiinkoo qadarinaayaa,xurmeeynaaya ama
dhanka wanaaga ka eegaaya codsiyada iyo baaqyada joogtada ah
oo ka soo yeeraaya Jaaliyadda Somaaliyeed Dalkan UK Degan,
sida tooska ah looga baahiyo UniversalTV oo runtii amaan iyo
Bogaadin weyn klu mudan.
 
 
   Waxaanu halkan fariin cad uga gudbineeynaa:-Wadaadadda,
Hogaan Dhaqameedka,Wax-gradka iyo guud ahaan Bulsho-weynta
ku dhaqan Degaanka Xaradheere in eey doorkooda iyo kaalinta
ku haboon arintaas ka qaataan,Sidoo kalle Xubnaha Jaaliyada
ka mid ah oo Degaankaas ka soo jeeda waa in eey si weyn xil
isaga saaraan wax ka qabashadda Arrintaas culeeyskeeda iyo
Xanuunkeeda weyn leh,kuna yeelan karta saameeyn xun guud-
ahaanba Jaaliyadda Somaaliyeed Dalkan ku dhaqan,waxaan si
cad u qeexaayaa in Dowlada iyo Ummadda reer UK inaga mudan
yihiin xormo iyo abaal-gudid weyn(Dhanka Siyaaadeed weey
Jirri karaan aragtiyo ama talaabooyin dhaliishooda leh).
 
 
    Waxaan Qormadan gaaban u soo gunaanadayaa Allahna ka
Rajeeynaayaa in Codsigaasu la kulmo aqbilaada iyo niyad
sami-iayadoo laga duulaayo Shareecaeena Islaamka,Dhaqanka
wanaagsan ee Somaaliyeed iyo xurmada bani-aadaminimo,iyo
Kaalinta iyo doorka mudnaanta weyn leh Jaliyada Somaliyeed
UK ku Dhaqan oo ah(Horseedka Takuleynta,Caawinta iyo Codka
dhabta ah ee Smaliyeed),Fadlan Soo Daaya Lamaanahaas.

 
 
-Qalinkii-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab)-
-England-UK- 29/01/2010-
-shaifhassan50@hotmail.com-


Awrboogays.com