Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
  Audio     News  
Waraysiyo
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay
soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Garaad c/laahi Maxamed guuleed oo waraysi dhinacyo badan taabanaya bixiyay    15 Feb 2010
Waraysi Garaad C/lahi M.Guled    01 Jun 2009
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links
Afnugaal
Aflax
Agabso.com
Allpuntland.com
AllSomali.com
Allwadani
Altaqwaa.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Boocame.com
calanka.com
Dayniile
Dhahar.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Jamhuuriya
Laasqoray.net
Midnimo.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Onkod.net
Puntlandonline
Puntlandpost.com
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Sanaagpost.com
Somali Press Review
Somalia Online
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Sscayn.com
Ufurow.com
Waayaha.net
WardheerNews
Widhwidh.com
Xargaga.com
 
Mutamarkii xagaaga oo talaadada si rasmi ah uga furmaya magaalada Birmingham UK.
 Waxaan ku wargalineynaa walaalaha Muslimiinta ee ku nool wadanka Ingiriiska iyo Yurubta kalaba in uu bilaaban doono tadaada 27 July-29 july,2010 Mutamarkii xagaaga wadanka UK gaar ahaan Magaalada Birmingham, Mutmarka oo sanadkaan aad loo soo diyaariyay kuna baxaya luqadaha Somali, Arabic and English ayaa waxaa ka qayb qaadanaya culimo qiima badan oo Somali ah kana kala imaan doona daafaha aduunka. Mutamarka waxaa lagu qaban doona Centre weyn ee xaafada Small Heath, Birmingham. Hadaba yayasan ku dhaafin fursadaan aadka qaaliga u ah

 


 


Culima ka qayb galaya waxaa ka mid.


1. Sh. Musatafa Xaaji Ismaaciil
2. Cabdiraxmaan Sh. Cumar
3. Sh. Saciid Raage
4. Sh. Dr Cali Mohamed Saalax
5. Sh. Mohamed Irdis
6. Sh. Mohamed Omar Diri
7. Sh. Cabdiraxiim Abuceyneyn
8. sh. Mohamed Aadam
9. Sh.Cabduqaadir Mohamed Pakistaan.


Iyo kuwo kalaba.


Hadaba maalinta ugu horeysa ee furitaanka Mutamarka waxaa lagu soo bandhigi doonaa arimo badan oo ay ka mid yihiin muxaadarooyin iyo khayr kale oo badan.


Mu'tamarka ayaa bilaaanaya talaada taariikhdu tahay  27 July wuxuuna soconayaa ilaa 29 july,2010


Waxaa jadwalka maalinta ugu horeysa noqonayaa sidan hoose:






























 Sheekh Maxamed Idiris  Ilaahay dartii oo loo ooyo koowaad     Talaado  15:15-16:15
 Sheekh Maxamed Cumar Dirir  Masuuliyada.  labaad  Talaado 16:15-17:30
 Shiikh Siciid Raage  The Knowledge[In English]  sadexaad  Talaado 18:15-19:30
 Shiikh Dr Cali Saalax  Islaamku waa barasho iyo ku dhaqan.  afraad


Talaado 


 19:45-21:00


 Jadwalka maalmaha kale albaabkaa lagaa siin doonaa insha alaah.


Waxaa sanadkan lagu qabanayaa mu'tamarka meel aad u weyn oo si fiican loo diyaariyey,oo aan cidhiidhi aan ahayn.Mashaas oo ah sidan hoose:


 


Madasha lagu qabanayo Mu'tamarka waa sida hoose:


The Rex Centre 430-434 Coventry Road,


Small Heath,Birmingham,UK.


 B10 0UG.


La xidhiidh wixii macluumaad ah shiikhyada kala ah:



  1. Sheekh Maxamed Bakistani:07877633125.


  2. Sheekh C/raxmaan C/llaahi:0756795338


  3. Sheekh Maxamed Aadam:07897743194


 



 

Telephone:Tel: 0121 - 7668896.


ama booqo boga misaajidka oo ah sidan hoose:Masjidarrahma.com.