Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
  Audio     News  
Waraysiyo
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay
soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Garaad c/laahi Maxamed guuleed oo waraysi dhinacyo badan taabanaya bixiyay    15 Feb 2010
Waraysi Garaad C/lahi M.Guled    01 Jun 2009
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links
Afnugaal
Aflax
Agabso.com
Allpuntland.com
AllSomali.com
Allwadani
Altaqwaa.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Boocame.com
calanka.com
Dayniile
Dhahar.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Jamhuuriya
Laasqoray.net
Midnimo.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Onkod.net
Puntlandonline
Puntlandpost.com
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Sanaagpost.com
Somali Press Review
Somalia Online
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Sscayn.com
Ufurow.com
Waayaha.net
WardheerNews
Widhwidh.com
Xargaga.com
 
Sheekh Ismaaciil khaliif oo muxaadaro qayima ka jeediyay masjidka salaaxudiin

Imaamka Masaajidka Salaaxudiin Sheikh Ismaaciil Khaliif Mire ayaa is hayn waayey oo ka istaagay Masaajidka xili ay ku sugnaayeen asbuucii hore Culumada Puntland ugu waa weyn ee Ictisaamka waxaana ka mid ahaa Sheikh C/qaadir Nuur Faarax iyo Sheikh C/naasir Xaaji Ahmed iyo Culuma kale.


Sheikh Imaaciil ayaa taariikh dhab ah ka hadlay iyo in Culumada dagaal galiyeen wiilasha dagaalamaya Sheikh Ismaaciil wuxuu aad u weeraray in laga horyimaadaan dhalinyarada, isla markaana wax laga sheego Gobalada Koonfureed ee Dowladaha Islaamigaa ka dhisan yihiin, Sheikh Ismaaciil wuxuu Magacyadooda tiriyey Muhaajidiintii dagaalka la galiyey xiligii C/laahi Yusuf ee Bandiiradlay lagu xasuuqay wuxuuna sheegay in uu asagu ka mid ahaa wuxuu kaloo sheegay in uu hayo Cajal Muxaadaraa oo Culumadu dagaal ku galinayso dhalinyarada ay hadda wax ka sheegayaan.


Sheikh Ismaaciil oo Culuma ku dul ooyey goobtana ka sheegay Magacyadii Mujaahidiinta Bandiiradlay wuxuuna intaas raaciyey haddii aysan Jihaad ahayn aakhiro waxa la weydiinayo waa idinka ayuu ku yiri Culumada oo xiligaas Ku sugnaa Masaajidka Shiikhu Imaamka ka yahay, Sheikh Ismaaciil wuxuu kale oo uu aad ugu duceeyey Mujaahidiinta wuxuuna sheegay in uusan cidna ka baqaynin Puntland na aysan ka talin Gaalkacyo haddii ay ka taliso Maleeshiyaad beeleed lacag kama dhaceen ayuu dhahay Shiikhu, wuxuu intaas raaciyey in dhalinyarada Masaajidka Salaaxudiin ay diyaar u yihiin in ay is difaacaan shahaada la dirirka.


Sheikh Islmaaciil Shacabka Puntland iyo Culumada iyo Qabiilada wuxuu oga digay in ay wax ka sheegaan Walaalaha dagan Gobalada Koonfureed wuxuuna xusay qofkii Siyaasiya oo hadla oo Reer Puntland ah Koonfur ayuu wax ka sheegayaa Culumada Puntland na Koonfur ayey  ku xawilan yihiin qofkasta wuxuu wax ka sheegayaa dhalinyarada oo koonfur ayuu ku xawilan yahay Puntland waxaa ka jira amni xumo iyo waxaan ka jirin Gobalada Koonfureed, marka ilaahay nicbada uu siiyey miyaan ku xasdaynaa.


Sheikh Ismaaciil wuxuu sheegay in Caruur lagu gaalaysiinayo Magaalada Gaalkacyo oo Hay’ad dhan u xilsaaran tahay Gaalaysiintooda, sidoo kale wuxuu sheegay Amni xumada ka jirta Boosaaso, wuxuu intaas raaciyey Culumadu ma arkaan miyaa dhibaatada Puntland ka jirta waa ayaga markasta ka hadlaya Koonfure,


Ugu dambayntii Sheikh Ismaaciil Culumada ayuu u duceeyey wuxuuna si kaftan ah u yiri haddii aad cid ka baqaysaan noosheega anagaa idin difaacaynee gaba gabadiina wuxuu u duceeyey Mujaahidiinta wuxuuna sheegay in Ciidamo dhowr kun ah ay ka jiraan koonfurta Soomaliya.


Halkan ka dhegayso muxaadaradii