Maqalkan kooban ee ku saabsan bbc qaybta af-soomaaliga waxa igu dhaaliyey ka dib marki aan akhriyeey maqal nin hore oo qaariyey e-mail kisa inkasta oo u qoray in u jogo Canada .maqalkaas oo laagu weeraray bbc qaybta af-soomaliga ku hadasha iyo weriye siciid cali muuse oo sida maqalka ku qoran sharafkiisa meel lagaga dhacay kaas oo laagu dabacay web-siteka netka ee hadhwanaagnews.com..ma jecli in aan hadalka dheereeyo balse waxan rabba in aan qofkaas arinta noocaas ah soo qoray aan sawir kooban ka siiyo bbc iyo heerka maanta .ugu horayn warbahinta bbc waa warbahin ay iska leedahay boqortoyaadda reer England waxana la assaasay November 14, 1922 .
Shaqalaha ka hawlgala ee joogtadda ah waxa laagu sheega qiyaastii 27,000 .bbc waxay ku hadashaa 32 luuqaddood oo lagaga haddlo adduunka. Bbc waxay leedahaya tiiro badan oo ah guddiiyo kala sareeya kuwaas oo hagga siyasadda guudd ee warbahinta..haddii aan u soo deego laanta af-soomaliga ee Bbc oo qayb ka ah luqaddaha 32ga ka koobaan ee aynu kor ku soo xusnay waxay soo martay heeraar kala duwaan.laantaan af-soomaliga ee Bbc waxa la aassaasay 1958yaaddii .barnaamjyaddii laagu bilaabay waxay ahaayeen 15minutes oo weegigba laba jeer ka baxaa .naasiib wanaag isbedeelo badan ayaa soo maraay .balse ilaa 1999kii bbc Somali shacabka soomaaliyeedd ee ku kala baahsan qaradda geeska Africa kama haqab beeline.isbedelkii ugu waynaa wuxu dhacay 2000 kaas oo bbc Somali laga dareemay magalooyinka muqdsho,hargeisa,garoowe,kismaanyo,waajeer,Djibouti kuwaas oo dhamaantood laga hirgeeliyey warbahin faseex ah oo ku baxda (FM) mawjaddaas oo ah bilaa tashuush..arintaan waxa hirgeeliyey madaxa laanta mudane yuusuf-garad cumar axmed oo ah nin aqoon iyo tartan ku yimi booska u ku faadhiyo.masuulkaani kuma egaan intaas ee wuxu sameeyey barnaamijo taayo leh kuwaas oo tabanaya xaladda dhabta ah ee shacabka soomaalida ee ku kala irdhoobaay tafaha duniidda ..masuulkaani wuxu geebi ahaanba nooleeyey sumcaadda bush house qaybtiisa af-soomaliga oo ahaa merfeesh qayladeed..masuulkaani wuxu dhamaanba laalay meeshana ka saaray barnamijyo aan taayo lahayn oo idacadda ka bixijiray kuwaas oo ay ka mid ahayeen ‘’maxadsoojogtay,waydiin iyo war celin’’.masuulkaani wuxu ku gulaystay in u sameeyo waakhtiyo badan oo ay laanta af-soomaaligu hawada ku jiirto kuwaas oo kala ah (sacaad 5galabnimo ilaa 6da,9:00-9:30,7:00-730am,2:00-2:30pm) ..masuulkaani wuxu hirgeeliyey mawjadda faseexa ah ee (FM) oo laga dhegaysto magaloyin cusub oo aan ahayn kuwii hore sidda burco,beledwayne,bosaaso,boorama. Dhinaca kale taartaanno ay qabteen madaxdda bbc da waxay laanta af-soomaaligu ka gashay kaalin sarre oo aadd u cajab gelisay dhaman madaxda sarre ee warbahintaas iyo bulshadda soomaaliyeeddba. Intaas oo qodob marka laga shidaalqaato waxa ku soo baxaysa maanta in ay tahay maalintii ay ugu heersaraaysay laanta af-afsoomaligu abid..qofkii soomaali ah ee aan xaasadnimo ku jirinina wuxu dareemi karaa masuuliyiinta laanta af-soomaliga ee bbc in ay ka soo baxeen shaqadoodii sii nadiif ah..marka walalkey ninka magaciisa ku sheegay xasan c/llahi ee jooga Canada waa sidda u sheegay ee iyo inta la feker ahba waxan idin soo jeedin lahaa in aadd iska saartaan cuqddaadda qabiiliga ah ee inala hadhay oo aadd u gudubtaan xaqiiqadda iyo wacyiga dhabta ah kaasna aad ku xisabtantaan..haddii yusuf garad nimaanki u shaqadda ka eryeey aadd ku coladinaysaan dee la socda nimaankaasi iyagga ayaa shaqaddoodda gudaan kaari wayeey..ugu danbayntii dhamaan waxan idin dardarmayaa in aadd dhabahaa xaqiiqdda raacdan kana leexataan dhabaha xasaddka ee la hadhay soomaliya ..
afeef:qormaddan koobani ma aha mid aan ciid gaar ah ku taageeraayo ama ku dhaliilaayo ee waa mid aan ku sheegayo xaladda dhabta ahee bbc khasataan laanta af-soomaaliga ku hadasha
Qore cabdiqani cumar ducaale-Hargeisa-Somaliland E-mail:cadalada114@hotmail.com