Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
  Audio     News  
Waraysiyo
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay
soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Garaad c/laahi Maxamed guuleed oo waraysi dhinacyo badan taabanaya bixiyay    15 Feb 2010
Waraysi Garaad C/lahi M.Guled    01 Jun 2009
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links
Afnugaal
Aflax
Agabso.com
Allpuntland.com
AllSomali.com
Allwadani
Altaqwaa.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Boocame.com
calanka.com
Dayniile
Dhahar.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Jamhuuriya
Laasqoray.net
Midnimo.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Onkod.net
Puntlandonline
Puntlandpost.com
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Sanaagpost.com
Somali Press Review
Somalia Online
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Sscayn.com
Ufurow.com
Waayaha.net
WardheerNews
Widhwidh.com
Xargaga.com
 
Somaliland Oo Cadaadis Saartay UniveralTV Kadib Barnaamij Dood 50 Guuradii Somalia-(Video)











Arrintan ayaa ka dhalatay kadib markii UniversalTV sii daayey banaamij dood ah oo lagu xusayey sanadguradii 50aad ee midnimada Somalia ee 1da Luuliyo.


Barnaamijkan dooda ah oo ay ka qayb qaateen rag uu ka mid yahay Cabdi Xoosh oo ah ganacsade Somalia aad looga yaqaano iyo qaar kale oo u hadlayey maamulka Hargeysa.


Waxaana doodan laysku dhaafsaday erayo aad u kulul oo dhinac walba taabtay, Hase yeeshee waxaa barnaamijkan iyo mid hore oo ka hadlay xaalada ka taagan SSC aad uga cadhoowday Maamulka labaxay Somaliland iyo dadka aaminsan qadiyada kala qoqobka umadda Soomaaliyeed.


Warar ayaa sheegaya in Universal qaadatay go'aan ah inayan dib danbe uga hadli doonin xaalada SSC iyo wixii kale ee ka cadhaysiin kara maamulka Hargeysa iyo weliba in Wariyihii Cabdiqadir Nadaara oo isugu xidhiidhiye ka ahaa Barnaamijkaas laga fadhiisiyey shaqadii.


Waxaanu hoos idiinku soo gudbinayaa barnaamijkii dooda ahaa ee daawasho wacan....


 


Halkan Ka Daawo Barnaamijkii Dooda ee UniversalTV


Awrboogays.com


xigasho