Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
  Audio     News  
Waraysiyo
Garaad Abdillahi M Guleed oo ka hadalay
soo noqoshada isimada ssc Tukoraq
Garaad c/laahi Maxamed guuleed oo waraysi dhinacyo badan taabanaya bixiyay    15 Feb 2010
Waraysi Garaad C/lahi M.Guled    01 Jun 2009
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA 13:00
VOA 16:00
VOA 17:00
  Links
Afnugaal
Aflax
Agabso.com
Allpuntland.com
AllSomali.com
Allwadani
Altaqwaa.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Boocame.com
calanka.com
Dayniile
Dhahar.com
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Halgan.net
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Jamhuuriya
Laasqoray.net
Midnimo.com
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Onkod.net
Puntlandonline
Puntlandpost.com
Qandala.com
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Sanaagpost.com
Somali Press Review
Somalia Online
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Sscayn.com
Ufurow.com
Waayaha.net
WardheerNews
Widhwidh.com
Xargaga.com
 
Wasiirrka Arrimaha dibada Kenya oo ka digay qatar ka soo fool leh dalka Soomaaliya.
Wasiirku waxaa uu intaa ku darray in dagaalyahanno u kala dhashay dalalka Ciraaq, Afgaanistaan, Pakistaan, iyo waliba dalalka dhaca Bariga dhexe siweyn u galeen dalka Soomaaliya si ay ugu biiraan dagaallada ay wadaan Xoogagga Islaamiyiinta ah ee ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya.

''Ma sheegi karo tiro koob sax oo la xiriira inta ay dhan yihiin dagaallyahanada Ajnabiga ah ee hadda ku sugan Soomaaliya, laakiin waxaa cadeyn karaa in ay yihiin kuwo dhib iyo walaac ugu filan Wadamada dariska la ah Soomaaliya ayuu yiri Moses Wetangula, oo intaa raaciyay in warar laga hellay laamaha sirta sheegayaan in Ciidamadaasi yihiin kuwo isku dhaf ah oo kala gadisan.

Wasiirka Arrimaha dibada dalka Kenya ayaa Dowladda Mareykanka ku dhaliilay in aysan gacantii loo baahnaa ka geysan sidii wax looga qaban lahaa xaalada murugsan ee dalka Soomaaliya, waxaana uu intaa ku darray in haddii uu Mareykanku soo faragalin lahaa xaalada arrimuhu sida dhaami lahaayeen.

Hadalka ka soo yeeray Wasiirrka Arrimaha dibada dalka Kenya Moses Wetangula ayaa ku soo beegmaya xili labo cisho ka hor kulan ay ku yeesheen Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya Mas'uuliyiinta Urur Goballeedka IGAD isku raaceen in dalka Soomaaliya la geeyo Ciidamo gaaraya ilaa 2000 oo Askari si gacan loo siiyo howlgalka AMISOM ay ka wado magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.

Awrboogays.com